Waxaan halkaan u joognaa inaan kuugu adeegno daahyo nashqado badan oo kala duwan. Dhammaan alaabooyinka waa turki lagu sameeyay oo tayo sare leh. Haddii aad raadinayso wax tayo sare leh oo leh qiimo jaban markaa waxaad ku jirtaa ciwaanka saxda ah.